Książka Hayaan Nabadeed Madina Aadan Muuse-Dabayl

Hayaan Nabadeed

Buugga 2aad

Język: Manx
Oprawa: Miękka
Dostępność: Dostępna u dostawcy
Wysyłamy za 14-21 dni
62.44
HAYAAN NABADEED waa taxane ku socda xuruufta ama (alif beetada) Af Soomaaliga ah. Xuruuftaani waxay...

Informacje o książce

Język
Manx
Oprawa
Książka - Miękka
Data wydania
2021
strony
102
EAN
9798466447583
ISBN
846644758Y
Enbook ID
37283331
Waga
127
Wymiary
140 x 216 x 5

Pełny opis

HAYAAN NABADEED waa taxane ku socda xuruufta ama (alif beetada) Af Soomaaliga ah. Xuruuftaani waxay ka kooban yihiin shibane, sida: B,T, J iwm., iyo shaqal oo ka kooban labo nooc oo ah mid gaaban sida: A, E, I, O, U, iyo mid dheer sida: AA,EE, II, OO, UU. Haddaba buuggii hore wuxuu ku bilaabmay shibane; waxaana maraynay xarafka D oo ah xarafka lixaad. Buuggani waa kii labaad oo ka bilaabanaya xarafka 7aad kuna dhammaanaya xarafka saddex iyo tobnaad (R ilaa F). Buuggani wuxuu ka kooban yahay 25maanso oo kuli burraanbur ah.
Haddii Allaha awoodda leh inoo oggolaado waxaan mar dhow daabici doonnaa buug dhamays tiri doona shibanaha iyo mid kale oo ka kooban shaqallada.
Buuggani waxa uu xambaarsan yahay suugaan mug wayn, nuxurka iyo ujeedada buuggani wuxuu daaran yahay sidaan;
In uu udub dhexaad u noqdo sidii ay ummada Soomaaliyeed xal waadha ugu heli lahaayeen dhibaatada baaxada leh ee ku habsatay islamarkaasna ay u gaadhi lahaayeen is afgarad xudun u noqdaa nabad, iyo horumar iyadoo mudnaanta la siinayo inaan fahamno waxa inaga dhexeeya taasina waxay xal ama fure u noqon doontaa saxida waxaan isku hayno.

Buuggan oo hodan ka ah murtida iyo midhaha afka Soomaaliga waxaan ugu tala galay in uu ka qayb qaato sidii dib loogu soo noolayn lahaa afkeena hooyo taasoo aan is leeyahay dad badan ayaa ka faa'iidaysan doona akhrinta iyo barashada Af Soomaaliga khaasatan dhalinyarta iyo dadka aan waqtigu u saamixin barashada afkooda burburka iyo daruufo kale awgeedna u diideen.

  • Sidii shamso nuurtay ama shaaca waabarkii
  • Amase dayax shan iyo tobonoo shinkiisi galay
  • Amase roob shaw leh oo sheedda dhigay xareed
  • Amase sheekh fidin cilmiga oo dadkii ku shiray
  • Shifiyo khayr tala ah inan shaaciyaan rabaa
  • Ee intaan shaydaanka naaroo shugri Alle naqo
  • Aan ka shabax siiyo howl shaah yar iiga fudud


Możesz być zainteresowany

Body Language

Jagdish Sharma
69.72
41.03

Generosity Rules!

Claire Gaudiani
35.25

Heartmind Wisdom Collection #1

Kindness Is Key Training Inc
69.52

Black Gondolier

Fritz Leiber
78.88
105.38

Easy Pop Melodies for Trombone (Book/CD)

Hal Leonard Publishing Corporation
49.20

Erotische Novellen

Arthur Schnitzler
53.38

Klienci, którzy kupili tę książkę, kupili również

Excel VBA

A. Williams David A. Williams
66.43

Henschel Hs 126

Srecko Bradic
87.64
81.67

Velká kniha vtipů

Tibor Špánik
39.63

Legende Romane ..., Volume 2

Vasile Alexandrescu Urechi
164.94
142.73
46.81

Kuchnia Braci Rodzeń

Łukasz Rodzeń
82.37
216.14
69.52
46.11
39.14

August

Evelyne Polt-Heinzl
33.06

Tiergestutzte Interventionen

Katrin Schnegelberger
150.40